Su The Quran
Kitaabka Quraanka wuxuu saldhig u yahay diinta Islamka dhamaanteed.
Quraanka kariimka ah waa hadalka Ilaahay (dio) kaas oo malaga Jibriil u soo gudbin jirey Nebi MuxamedMohamed pace su di lui. 40 jir, ilaa markii taariikdhu ahayd 632 Ciise Dabadii, oo ku beegan sanadkii Nabi Maxamed Mohamed la pace sia su di lui.svg (nnkh) geeriyooday. Sidaa diinta Islaamku sheegtay kitaabka Quraanku waa midka ugu sareeya kitaabyada ee Ilaahay ka ilaalinayo khaladka iyo musuqmaasuqa isla markaana hogaan iyo hanuunin u ah dhamaan aadamaha ku nool dunida.
Kitaabka Quraanka waxaa loo kala saaraa, guud ahaan, labo qeybood oo kala ah Makki (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebiga Mohamed peace be upon him.svg intii uu magaalada Makkah joogay) iyo Madani (oo ah Qura ku ku miga soo dagay su di lui.svg wakhtigii uu magaalada Madiina deganaa). Intaasi kuma eeka qeybaha Quraanku ee waxaa kitaabku u sameeysan yahay nidaam loo yaqaano suurado, kuwaasi oo loo sii kala saaro aayado. Quraanku wuxuu ka kooban yahay boqol toban iyo lontano Suuradood kuwaasi ooy ugu horeeyso suurada Al Faatixa (mahnaheedu tahay ama fur-furitaan "bilaabid") oo ka o samaysan 7 aayadood ilaa laga laga gaeeo sukaa 7 aayadood ilaa laga laga gaeeo Sukao 7 aayadood ilaa laga gaeeo sukaa 7 aayadood ilaa laga gaeeo Sukau 6 aayadood.
Kitaabka Quraanka ah dhexdiisa waxaa ku xusan dhamaan taariikhda, nolosha, tilmaamida iyo hogaanka, wixii horey u dhacay, waxa dhici doona, nolosha dunida, nolosha aakhiro, maalinta qooliya iyo xisa dhama, maalinta qooliya iyo xisa dhama, maalinta qooliya. Sidoo kale, Ilaahay (s.w.t) wuxuu ugu tallo-galay in kitaabku noqdo mid hogaamiya nolosha dadka. Suurad kasta iyo aayad kasta oo ka metà ah kitaabka Quraanka Kariimka ahi cera ayay tilmaamaysaa isla markaana faraysaa ama ka reebaysaa dadka.
Wadajirka Quraanka iyo Xadiisku waa sharciga saxda ah ee Alle ugu tallo galay in aadamahu isku maamulaan, waxaana loo yaqaanaa Sharciga Shariicada.
Intaasi waxaa dheer, Quraanka oo lagu akhrinayo luuqada carabiga ayaa waxa la akhriyaa wakhtiga la tukanayo salaadaha. Qofka xafida 114ta Suuradood ee Quraanka waxaa loo yaqaanaa Xaafid. Jiijiidida iyo qurxinta codka marka la akhrinayo Quraanka waxaa loo yaqaanaa towjiid. Si kastaba ha ahaatee, bisha Ramadaan dadka muslimiinta ahi waxay dhamaystiraan akhrinta dhamaan Quraanka ayagoo ku tukanaya salaada tarawiixda.
Requires Android: Android 7.0+
Architecture: arm64-v8a, armeabi, armeabi-v7a, x86, x86_64
Screen DPI: 120-640dpi
SHA1: 865e505cb2f5ac748de4292790fc840d290d737a
Size: 26.59 MB
Requires Android: Android 7.0+
Architecture: arm64-v8a, armeabi, armeabi-v7a, x86, x86_64
Screen DPI: 120-640dpi
SHA1: 2c537a42142da4b3ea6cdd042d3a3e3876368254
Size: 26.19 MB
Requires Android: Android 4.1+
Screen DPI: 120-640dpi
SHA1: 01b432786ec35ff0f014fec207bebea7c454b212
Size: 4.01 MB
What's New:
Af Soomaali Quraanka Kariimka
MP3 / Audio
Tafsiir Af Soomaali Quran
Quraanka Kariimka
Somali Qur'aan
Nome Pacchetto:
Data Aggiornamento:
2024-01-10
Ultima Versione:
24.01.10
Aggiornamento Necessario:
Disponibile su:
Requisiti:
Android 7.0+
Rapporto: